Calculus

Waa cutubka Kalkulas.

Product Rule

Xeerka isku-dhufashada (Product rule) waxa uu inoo sheegayaa habka loo xigo(differentiate) labo fansaar(function) oo isku dhufsan.Product rule waxa uu inoo sheegayaa habka loo raadiyo derivative-ka labo function oo isku dhufsan. Si aad u hesho xigsinta labo fansaar oo isku dhufsan():– xig fansaarka hore(f’) oo ku dhufo fansaarka dambe oo aan xignayn(g), kaddibna waxa aad ku …

Product Rule Read More »

Second Derivarive

Xigsinta labaad waa xigidda xigsinta koowaad/ raadi derivative-ka derivative-kii hore ee aad soo saartay, haddaba:– Raadi xigsinta fansaarka– Kaddibna, sii xig isla xigsintaas. Xigsinta koowaad waxa ay nasiisaa tiirada xoodka(slope of the curve).Xigsinta labaadna waxa ay noo sheegtaa golxanaanta(concavity-ga) oo aynu dib ka baran doonno. Xigsinta koowaad waxaa u summad ah in xarriiq yar dusha …

Second Derivarive Read More »

Power Rule

Power rule (Xeerka jibbaarka) waa mid ka mid ah xeerarka ugu adeegsiga badan Kalkulaska, waxa uu dhigayaa:    Xigsinta(Derivative)  x^{n} waa nx^(n-1).