Si aad isugu qeybiso labada jajab \frac { 2 }{ 3 } \div \frac { 4 }{ 5 }
- Soo qaado jajabka hore \frac { 2 }{ 3 }
- Calaamadda ÷ u baddal ×
\frac { 2 }{ 3 } ×
- kadibna jajabka dambe \frac { 4 }{ 5 } rog si uu u noqdo \frac { 5 }{ 4 }
\frac { 2 }{ 3 } × \frac { 5 }{ 4 }
Hadda waxa aannu hysannaa labo jajab oo isku dhufsan, haddaba labada korreeye isku dhufo labada hooseeyana isku dhufo:
\frac { 2 }{ 3 } × \frac { 5 }{ 4 } = \frac { 10 }{ 12 }Tuseeleyaal: