Quotient Rule:

Xeerka Isu qaybinta (Quotient rule) waxa uu inoo sheegayaa habka loo xigo labo fansaar (f&g) oo isu qaybsan \frac{f}{g}

  (\frac{f}{g})'= \frac{f’ . g – f . g’}{g^2}  

Si aad u hesho xigsinta labo fansaar oo isu qaybsan(\frac{f}{g}), , raac tallaabooyinkan:
– Xig fansaarka hore(f’) oo ku dhufo kan dambe(g) oo aan xignayn, kaddib waxa aad ka jartaa()
– Fansaarka dambe(g’) oo xigan oo lagu dhuftay fansaarka hore(f) oo aan xignayn
– Kaddib u wada qaybi(÷) fansaarka dambe(g^2) oo labo jibbaaran.

Tusaale (1):
If y= \frac {1+3x}{x^2+1} Find y’

Furfuris:
Fansaarka hore(f) waa 1+3x , fansaarka dambena(g) waa x^2+1

Raac Quotient rule: y’= \frac{f’ . g – f . g’}{g^2}  
y= \frac {1+3x}{x^2+1}

y’= \frac {(1+3x)’ (x^2+1) - ( 1+3x)(x^2+1)’}{( x^2+1)^2}

y’= \frac {(3) (x^2+1) - ( 1+3x)(2x)}{( x^2+1)^2} … Xig

y’= \frac { (3x^2+3) - ( 2x+6x^2)}{( x^2+1)^2} … Calaamadda (-) ah ku dhufo ( 2x+6x^2)

y’= \frac { 3x^2+3 -  2x - 6x^2}{( x^2+1)^2} … Kala jar 3x^2 iyo 6x^2

y’= \frac { -3x^2+3 -  2x}{( x^2+1)^2}