Layligan, waxa aynu samayn doonnaa Query aynu ku xisaabinayno Total-ka, Average-ka, iyo Grade-ka saddex maaddo oo ay labo arday galeen.
Query-ga aynu samayn doonno qaabkan ayuu u ekaan doonaa:
Inta aynaan samayn Query, waxa aynu u baahannahay in aynu samayno jadwalkii ay ku qornaayeen labdaas arday magacyadooda iyo saddexda maaddo.
F.G: Haddii aad taqaanno sida loo sameeyo jadwal, waad ka boodi kartaa layligan. U gudub Page: 2 si aad toos ugu bilowdo samaynta Queryga.
Pages: 1 2