Create a Query in Ms. Access

Qeybtan waxa aynu samayn doonnaa Query aynu ku xisaabinayno Total-ka, Average-ka, iyo Grade-ka saddex maaddo oo ay labo arday galeen ee ku diiwaan gashan jadwalka “Exam” ee aynu horay usoo samaynay.