isxaaqacademy

Isu qeybinta jajabyada:

Si aad isugu qeybiso labada jajab Soo qaado jajabka hore Calaamadda ÷ u beddel × kadibna jajabka dambe rog si uu u noqdo Hadda waxa aannu hysannaa labo jajab oo isku dhufsan, haddaba labada korreeye isku dhufo labada hooseeyana isku dhufo: Tuseeleyaal: B) = T) = J) =