Power Rule
Power rule (Xeerka jibbaarka) waa mid ka mid ah xeerarka ugu adeegsiga badan Kalkulaska, waxa uu dhigayaa: Xigsinta(Derivative) x^{n} waa nx^(n-1).
Power rule (Xeerka jibbaarka) waa mid ka mid ah xeerarka ugu adeegsiga badan Kalkulaska, waxa uu dhigayaa: Xigsinta(Derivative) x^{n} waa nx^(n-1).
Xigsinta labaad waa xigidda xigsinta koowaad/ raadi derivative-ka derivative-kii hore ee aad soo saartay, haddaba:– Raadi xigsinta fansaarka– Kaddibna, sii xig isla xigsintaas. Xigsinta koowaad waxa ay nasiisaa tiirada xoodka(slope of the curve).Xigsinta labaadna waxa ay noo sheegtaa golxanaanta(concavity-ga) oo aynu dib ka baran doonno. Xigsinta koowaad waxaa u summad ah in xarriiq yar dusha …
Xeerka isku-dhufashada (Product rule) waxa uu inoo sheegayaa habka loo xigo(differentiate) labo fansaar(function) oo isku dhufsan.Product rule waxa uu inoo sheegayaa habka loo raadiyo derivative-ka labo function oo isku dhufsan. Si aad u hesho xigsinta labo fansaar oo isku dhufsan():– xig fansaarka hore(f’) oo ku dhufo fansaarka dambe oo aan xignayn(g), kaddibna waxa aad ku …
Xeerka Isu qaybinta (Quotient rule) waxa uu inoo sheegayaa habka loo xigo labo fansaar (f&g) oo isu qaybsan Si aad u hesho xigsinta labo fansaar oo isu qaybsan(), , raac tallaabooyinkan:– Xig fansaarka hore(f’) oo ku dhufo kan dambe(g) oo aan xignayn, kaddib waxa aad ka jartaa(–)– Fansaarka dambe(g’) oo xigan oo lagu dhuftay …
Jadwalkan waxaa ku qoran xigsinta fansaarrada tirignoomateriga: y Sinx Cosx Tanx Cscx Secx Cotx y’ Cosx – Sinx – Cscx Cotx Secx Tanx Tusaale (1):Raadi xigsinta Furfuris: Maadaama ay yihiin labo fansaar oo isku dhufsan , waxa aynu adeegsan doonnaa xeerkii isku dhufashada(Product rule) ee aynu horay usoo barannay ee ahaa: Si aad u hesho …
Si aad isugu qeybiso labada jajab Soo qaado jajabka hore Calaamadda ÷ u baddal × kadibna jajabka dambe rog si uu u noqdo Hadda waxa aannu hysannaa labo jajab oo isku dhufsan, haddaba labada korreeye isku dhufo labada hooseeyana isku dhufo: Tuseeleyaal: B) = T) = J) =