Create a Query in Ms. Access
Layligan, waxa aynu samayn doonnaa Query aynu ku xisaabinayno Total-ka, Average-ka, iyo Grade-ka saddex maaddo oo ay labo arday galeen. Query-ga aynu samayn doonno qaabkan ayuu u ekaan doonaa: Inta aynaan samayn Query, waxa aynu u baahannahay in aynu samayno jadwalkii ay ku qornaayeen labdaas arday magacyadooda iyo saddexda maaddo. F.G: Haddii aad taqaanno sida …